Qorshaha Hiigsiga qarni-jirka 2060-ka oo laga daah furay Muqdisho.

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Qorshaha Hiigsiga qarni-jirka 2060-ka.

Shirka socon doona muddo saddex cisho ah waxaa ka qeyb galaya Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre,wasiirro, xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, wakiillo ka socda Beesha Caalamka iyo marti-sharaf kale oo lagu sasuumayshirka .

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here