Qorshaha istaraajiyada xalinta khilaafaadka 5-ta sano soo socoto oo laga daah furay Kismaayo.

0
82

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay shir looga hadlayay Qorshaha istaraajiyada xalinta khilaafaadka 5-ta sano soo socoto ee maamulkaasi.

Daahfurka shirkaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Dhallinyaro, odayaasha dhaqanka iyo Masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.