Qorshaha qaran ee isgaarsiinta xaaladaha deg dega ah oo laga daahfuray Muqdisho

0
134

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda XFS mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay qorshaha qaran ee isgaarsiinta xaaladaha deg degga ah.

waxa ka qeyb kalay daah-furka qorshaha qaran ee isgaarsiinta xaaladaha deg degga ah Maareeyaha guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Mustafe Yaasiin Sheekh ,shirkadaha isgaarsiinta dalka, ururada bulshada rayidka ah iyo beesha caalamka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.