Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara ee barakacayasha oo ka furmay Muqdisho.

0
44

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara kaasoo Hal Milyan oo Barakacayaal loogu sameyn doono dib u deegaameyn.

Shirka wxaa ka qeeybgalay madax kasoctay labada gole ee doowlada madax kasocotay maamulgoboleedyada dalka iyo hay,adaha ka shaqeeya arimaha arimaha barakacayaasha.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan