Qorshe dib dajin loogu sameynayo 10 kun ruux oo ka socda Baladweyne .

0
215

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda horumarinta reer miyiga iyo u adkeysiga aafooyinka Hirshabeelle ayaa wada qorshe in ka badan 10 kun ruux dib u daji loogu sameynayo kuwaasoo iskugu jira xoolo dhaqato iyo beeraley islamarkana ku nool gobolka Hiiraan.

Dadkan oo colaadaha iyo abaaruhu sameeyaan islamarkana iskugu jira xoolo dhaqato iyo beeraley ayaa qeybta xoolaha la loo dhisi doonaa guryo, waxana la siin doonaa xoolo ay dhaqdan, halka beeraleydan la siin doono soolarka ku shaqeeya cadceeda, abuurka beeraha iyo guryo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here