Qoyasa danyar oo Deeq raashiin ah loogu qaybiyay Ceelwaaq

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiiboyinka maamulka Jubaland ayaa Deeq Raashin ah u qaybisay qaar ka mid ah qoysaska barakacayaasha ee ku nool Dagmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo tasoo ay soo dhibtay haay’aada boqor salmaan.

Deeqdaan oo iskugu jirtay rashiinka noocyadiisa kala duwan sida bur bariis basto iyo timir ayaa loogu tala dadkii ay abaaraha sameyeen ee ku nool Dagmada Ceelwaaq.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here