Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda mareeynta Musiibooyinka qaranka soomaliyeed ee SoDMA ayaa maanta deeq rashiin u qeeybisay qoysas ku nool degmada wadajir ee Gobalka Banaadir.
Deeqda rashiinka ah ayaa waxaa ka faa’iideeystay 200 qoys oo isugu jiro Dan yar iyo Barakacayaal ku nool magaalada Muqdisho.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.