Qoys danyar ah oo ku nool Baladweyne oo la gaarsiiyay deeq lacageed

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hooyo Hodan Nuur Cabdi oo heysata caruur agoon ah islamarkana ku nool Kaamka Kulmis oo ku yaalla deeganka Ceeljaale ee duleedka Magalaalada Baladweyne ayaa la gaarsiiyay deeq lacageed oo dhan saddex boqol oo dollar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here