Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaska barakacayaasha ee ku nool kaamamka maagalada muqdisho ayaa wajahaya xaalado bini’aadanimo kuwasoo ay ka mid yahiin hooy la.aan biyo yari iyo rashiin la.aan .
Qoyasaskan ayaa u badan caruur iyo haween kuwasoo u adkeysan kari daruufaha soo wajahay .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen .