Qoysas dan yar ah oo ku nool garasbaaley oo loo qeybiyay deeq timir ah.

0
380

Baladweyne(Radio Beerlula)-In ka badan 1700 oo ruux  oo ku nool deegaanka Garasbaley ee duleedka Muqdisho ayaa ka faa’ideystay deeq timiro ah  oo ka timid  boqortooyada Sacuudi carabiya.

Madaxa mashariicda ururka iskaashiga islaamka Axmed Faarax Muuse iyo guddoomiye ku xigeenka hay’adda baasoos Cumar Guudow ayaa ka waramaya waxyabaha ay ka kooban yihiin deeqda ay qeybiyeen.

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Garasbaley Cabdulahi Cabdi Maxamed ayaa u mahad celiyay dowladda Sacuudiga ee deeqdan soo gaarsiisay dadkan danyarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here