Qoysas Dan-yar ah oo ku nool qaar kamid ah Jasiiradaha Gobolka Jubada hoose oo la gaarsiiyay deeq raashiin ah

0
15

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay’adda tadaamun ayaa Deeq Raashin ah oo ka timid boqortooyada sacuudiga gaadhsiisay 400 qoysas oo Dan-yar ah isla markaana ku nool Jasiiradaha Juula iyo Madhawo oo hoosyimaada degmada badhaadhe ee Gobolka Jubada hoose.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.