Qoysas danayar oo deeq raashiin loogu qaybiyay deegaanka Dila ee Boorama.

0
84

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay,ada udiyaar garowga aafooyinka iyo keydka raashinkan Soomaliland oo kaashaneysa hay,ada Netfour ayaa deeq raashin ah uqeybiyay dadka danyarta ah ee ku nool deegaanka dila ee hoostaga magaalada Boorama.

Deeqdan ayaa iskugu jirta Bur Bariis Sokor saliid iyo Timir.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.