Qoysas danayar oo deeq raashiin loogu qaybiyay Deegaanka Garasbaaley ee Duleedka Muqdisho.

0
94

Baladweyne(Radio Beerlula)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa maanta deeqa Raashin ah gaarsiisay Deegaanka Garasbaaleey gaar ah waaxda afaraad, iyo xaafadda Weydow ee degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxaan deeqa gargaar ah ka faaiideeystay Qoysas gaarayo 13,900 oo qoys oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo kuwa naafo ah.

Deeqa Raashinka ah ayaa waxaa ay ka koobneed Burburka Bariiska Sonkorta timir iyo saliid.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.