Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Taakulo ayaa deeq raashiin ah u qaybiyay 70 qoys oo danyar ah oo ku nool Magaalada Fiiq.
Deeqdaan raashiin ah ayaa waxa ay ka koobneed Bariis, Baasto , Bur , Saliid iyo Timir.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


