Qoysas danyar ah o deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Badhaadhe ee gobolka jubadda hoose.

0
152

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 1,500 oo qoys oo ku nool deegaanada hoosyimaada magaalada Badhaadhe ee gobolka jubada hoose islamarkana ay sameysay abaarta ku dhufatay gobolkaasi ayaa loo qeybiyay deeq raashiinka oo ay bixisay dowlada isku taga imaaraadka carabta .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here