Baladweyne (Radio Beerlula)- Shirkadda Hormuud salama Foundation ayaa Masharuuca Taakuleynta afurinta Bisha Barakeysan ee Ramadaan awgiis Deeq lacag ah u qeybiyay in ka badab 100 Qoys oo danyar
Qoysaskaan oo u badan haweenka baahiyaha gaarka qabo ayaa ka kala yimid Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen