Baladwayne (Radio Beerlula )-Qoysaska danyarta ah oo ku nool Xaafadda State House-ka ee magalada Hargeysa ayaa la qarsii deeq biyo ah waxana deeqdan biyaha ah iska soo aruuri ururka samfallka ee Marwo.
Dadka ku nool Xaafadda State House oo u badan danyar iyo agoon ayaa waxaa heysto daruufo kala duwan oo ay ka mid yahiin biyo la’aan iyo rashiin la’aan.
Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.