Qoysas danyar ah oo deeq hilib ah loogu qeybiyay Magaalada Faraweyne ee Somaliland.

0
183

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 250 qoys oo ku nool degmada Faraweyne oo kamid degmooyiinka hoos yimaada maAMULKA Soomaliland ayaa loo qeybiyay deeq hilib ah waxaana soo gaarsiiyay Hay’adda Islamic Relief.

Qoysaskaan ayaa baahi weyn uqabay deeqdan hilibka ah ee lasoo gaarsiiyey maada xili aay ubaahnaayeen aay kusoo aaday.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey