Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka degmada Baardheer ayaa deeq raashiin ah u qaybiyay inkabadan 700 boqol qoys oo danyar taasi oo ka timid Hay’ada maareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA.
Goobta lagu qaybinayay deeqdaan ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka, Madaxda Hay’adda Sodma iyo danyartii loogu talagalay deeqdaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.