Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeeybiyayb deegaank ceel baraf ee gobolka Sh/dhexe

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qeybtii labaad deeq raashin ah ayaa loo qeybiyay shacabka ku nool deegaanka Ceel Baraf ee gobalka Shabellsda Dhexe.
Deeqda ayaa waxaa ay isugu jirtay Bur,Bariis,Sokor iyo Timir waxaana kafaaideystay in kabadan 100 qoys oo danyar ah.

Deeqdan ayaa waxaa bixiyay dowlada Soomaliya oo kaashaneyso hay,ada maareynta masiibooyinka qaranka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.