Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Ee SOdma ayaa deeq raashin ah oo loogu talagalay dadka ay saameysay fatahaadda El nino 400-Boqol oo qoys raashin ugu qeybisay Magaalada Baydhabo.
Deeqdan ayaa ka koobneed Bur,Bariis Sokor Caano iyo Saliid.
Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.