Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeq Raashin Ah oo ay soo dhiibeen walaalo muxsiniin ah ayaa la gaarsiiyay dadkii ay saameeyeen Roobabkii dhawaan ka da.ay qeybo ka mid ah Soomaliland kuwasoo ku nool magaalada hargeysa.
Deeqdan raashiinka ah ayaa ka koobneed bur bariis basto saliid iyo sokor.
warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player