Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay Magaalada Barbara

0
124

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda u diyaar garowga Aafooyinka iyo kaydka Raashinka maamulka Soomaliland ayaa inkabadan 800 oo qoys deeq raashiin ah ugu qaybisay Magaalada Berbera ee gobalka Saaxil.

Deeqdaan ayaa ka koobneed Bur , Bariis , Baasto , saliid iyo Timir.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.