Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay magaalada Hargeysa

0
116

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haya’dda Humaniti international ayaa in kabadan 90 qoys oo danyar ah magaalada Hargeysa ugu qeybisay deeq raashiin oo loogu tala galay ineey ka dhiktaan anfur inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Deeqdan ayaa ka koobneed Bur,Bariis,Sokor, ,Saliid iyo Timir

Wabixintan waxaa inoo haya C/qaadir Cumar Ibraahim.