Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay Muqdisho

0
219

Baladwayne (Radio Beerlula )-Hay’adda SoDMA ayaa Inkabadan 500 Qoys oo danyar ah gargaar ugu qaybisay xarunta Guriga Hooyooyinka ee Degmada Xamarweyne ee gobolka banadir

Deeqdaan ayaa waxa ay ka koobneed Bariis Baasto  Bur  Timir iyo caano

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xusen