Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay Muqdisho

0
64

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda mareeynta Musiibooyinka qaranka soomaliyeed ee SoDMA ayaa qoysas danyar ah deeq rashiin ah ugu qeybisay degaanka garasbaaleey ee Gobalka Banaadir si gaar ah waaxda Galmudug.

1,500 oo qooys oo isugu jiro Barakacayaal iyo danyar ayaa ka faa’iideeystay deeqda gargaarka rashiinka ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.