Qoysas danyar ah oo deeq raashiin loogu qaybiyay degmada Deyniile

0
179

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka samafalka Caawiye ayaa deeq rashiin ah gaarsiisay qoysaska  danyar ah ee ku nool degmada deyniile ee gobolka Banaadir

Deeq ay soo dhiibeen Muxsiniin ku nool Norwey ayaa ka koobneed Bur Bariis Sokor iyo Saliid

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

Audio Player