Qoysas danyar ah oo deeq raashiin loogu qaybiyay Gobolka Maroodi-jeex

0
59

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda u diyaar-garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka Soomaliland ayaa deeq raashin ah gaarsiisay Degmadda Darasalaam ee gobolka Maroodi jeex

Deeqdaan rashiinka ah ayaa ka koobneed rashiinka noocyadiisa kala duwan sida Bur, Bariis,  Sokor iyo Timir.

Warbixintaan  waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.