Qoysas danyar ah oo deeq raashiin loogu qaybiyay Muqdisho

0
38

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda mareeynta Musiibooyinka qaranka soomaliyeed ee SoDMA ayaa 1,000 qoys deeq rashiin ah ugu qeeybisay degmada Cabdicasiis ee Gobalka Banaadir.

Qoyasaskan loo Qeeybiyay Deeqda rashiinka gargaarka ah ayaa ka koobnaa dad danyar ah wayeelo iyo kuwa aay sameeyn kasoo gaartay roobabkii ka da’ay magaalada Muqdisho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.