Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Gargaarka, Maareynta iyo Musiibooyinka Maamulka Jubbaland ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiisay dadka danyarta ah ee kujira kaamamka barakacyaasha degmada dhoobley ee Gobalka Gedo.
Deeqdaan gargaarka ah ee la Garsiiyay Qoysaskaan Dan yar ayaa Ka Kooban Saliid Qamadi kuwaasi oo dhaman loo Qeybiyay Qoysaska.
waxaana soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.