Qoysas danyar ah oo deeq raashiin loogu qeybiyay Somaliland

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland oo kaashanaysa Hay’adda SOS ayaa deeq raashin ah ugu qeybisay Magaalada Hargeysa qoysas barakacayaal iyo danyar.

Madasha lagu qeybinayey deeqda raashiinka waxaa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland iyo madax ka tirsan Hay’adda SOS.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.