Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay deegaanka Beer ee gobolka Togdheer

0
136

Baladweyne(Radio Beerlula)- Hay’adda Camuud Foundation ayaa deeq raashin ah oo iskugu jirta Bariis Songor Timir iyo Saliid u qaybisey 300 qoys oo ku nool deegaanka Beer ee Gobolka Tog-dheer, waxaana madasha deeqda lagu qeybinaayey goob jog ahaa mas’uuliyiin katirsan Gobolka Tog-dheer mas’uuliyiinta deegaanka Beer iyo madax katirsan Hay’adda Camuud Foundation.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.