Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda u Diyaar Garawga Aafooyinka iyo kaydka Raashinka maamulka Soomaaliland oo kaashanaysa Hey’adda Boqol Salmaan ayaa deeq raashiin ah u qaybisay inkabadan 1000 qoys oo ku nool deegaanada xabaalo tumaalo iyo dhidhin oo hoos yimaado Gobolka Saaxil ee Soomaliland
Deeqdaan raashiinka ayaa iskugu jirtay Bariis , Baasto, Bur , Saliid iyo Timir.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.