Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay Garoowe.

0
161

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Xaafadda Horseed iyo Qaar kamid ah golaha deegaanka magaalada Garoowe ayaa deeq Raashin ah u qaybiyey qoysaska danyarta ah oo ku nool xaafada Horseed ee magaaladaasi

Deeqdaan Raashinka ah ayaa ka koobneed bur Bariis sonkor iyo saliid taasi oo loogu talagalay inay ku afuraan qoysaskaan.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here