Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay gobolka Banaadir.

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeqdan oo isugu jirtay raashiin iyo dhar kana timid xarunta gargaarka iyo hoowlaha bini aadanimo ee Boqor salmaan isla markaana loo wakiishay Hay’adaha Tadamun iyo SoDMA ayaa la gaarsiiyay 1000 Qoysas oo Danyar ah kuwaasi oo ku nool degmooyinka Waaberi Hodan iyo Wadajir

Qoysas loo qeeybiyay deeqdan ayaa waxaa saameeyay daadadka ka dhashay roobabkii ka da-ay magaalada Muqdisho.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here