Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Hargeysa.

0
165

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay”adda samo-falka ah ee Cilmi Kabaal Foundation ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay inkbadan 512 Qoys oo danyar ah kuwaaas oo ku nool deegaanada Qol-ujeed, Gogti iyo Xariirad ee hoostaga magaalada Hargeisa.

Deeqdaan oo isugu jirtay qaybaha kala duwan ee raashiinka sida Bariis Bur saliid sokor iyo timir kuwaas oo loogu talo galay qoysas isug jira danyar agoon iyo kuwa ay saameeyen abaaraha.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey