Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Walaalaha Jigjiga ee Ixsaan ayaa 41 qoys oo laga soo kala xulay xaafadaha magalada Jigjiga u qaybiyay deeq iskugu jirto raashin iyo lacag.
Deeqdan ayaa loogu tala galay in ay ku afuraan kuna ciidaan inta lagu gudo jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.
Warbixintan waxaa soo jeeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


