Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda kheyriga ah ee EWADA ayaa deeq raashin ah gaadhsiisay qaar ka mid ah qoysaska danyarta ah oo kunool magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil.
Deeqdaan Raashinka ah aya ka kooban Bur Bariis Sonkor iyo saliid waxaana bixiyay lacagta lagu iibiyay walaalo muxsiiniin ah oo kunool wadanka faransiiska.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.