Qoysas danyar ah oo ku nool Baladweyne oo codsaday in gurmad lala soo gaaro

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskan danyarta ee ku nool kaamka wabi shabeelle xafadda kooshin ee magalada Baladweyne ayaa waxaa soo wajahay xalado nolol xumo oo ay kamid tahay hooy la,aan rashiin la,aan iyo biyo yari.

Qoysaskaan ayaa ka mid ah kuwo ayaa sameysay abaarta ka jirto dalka isla markaana kasoo barakacay nqeybo kamid ah gobolada dalka

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.