Qoysas danyar ah oo ku nool Buula-burde oo lagaarsiiyay deeq raashiin ah

0
17

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 324 qoys oo ku nool magaalada Buula burde ee gobalka Hiiran ayaa loo qaybiyay deeqdan raashiinka ah oo ay soodhiibtay dowalda soomaaliya isla markaana ay bixisay Hay_ada Gar-gaarka iyo masiibooyinka dowlad goboleedka Hirshabeele.

Warbixintan waxaa soo jeedineeysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.