Qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Buulo-Xaaji ee Jubbaland oo la gaarsiiyay deeq Raashiin ah

0
56

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowlad goboleedka Jubbaland oo kaashanaayo Hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka ayaa deegaanka Buulo-Xaaji gaarsiisay gargaar loogu talagalay dadka danyarta ah.

Gargaarka la gaarsiiyay Qoysaskaan ayaa waxaa kamid ah Burbur Bariis Sonkor iyo Saliid.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.