Qoysas danyar ah oo ku nool Galkacyo oo lagu wareejiyay dhul ay dagaan.

0
60

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Galmudug ayaa ku wareejisay warqaddaha lahaanshaha dhulka 100 qoys oo dib u dajin loogu sameeyay Galkacyo.

Madasha lagu wareejinayay warqadaha lahaasnshiyaha dhulkan waxaa goobjoog ka ahaa xubno matalayay barakacayaasha iyo masuuliyiin kamid ah maamulka degmada Gaalkacyo

Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim