Qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho oo loo qeybiyay deeq raashin ah.

0
162

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeqdan isugu jirtay raashiin,dhar iyo maacuun kana timid xarunta gargaarka iyo hoowlaha bini aadanimo ee Boqor salmaan isla markaana loo wakiishay Hay’adaha Tadamun iyo SoDMA ayaa la gaarsiiyay 1220 Qoysas oo Danyar ah kuwaasi oo ku nool degmooyinka KAxda iyo Garisbaaley

Qoysas loo qeeybiyay deeqdan ayaa waxaa saameeyay daadadka ka dhashay roobabkii ka da-ay magaalada Muqdisho.

Warkan waxa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here