Qoysas danyar ah oo kunool Muqdisho oo codsaday in la soo caawiyo

0
195

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool kaamka Balan-baalis oo ku yaalla Duleedka magaalada Muqdisho islamarkana degan guryo ka sameysan kartooman iyo Baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka, qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii ayaa codsaday in lala soo gaaro Baco ay ka galaan dhibicda roobka maadaama roobkii guga uu ka curtay gobalada dalka Soomaaliya.

Qaar kamid ah barakacayaasha ku nool kaamka Balan-baalis ayaa kawarmaya daruuufaha ugu daran ee haaysta xiligaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.