Qoysas danyar oo Baladweyne loogu qeeybiyay dharka Ciida.

0
304

Baladweyne (Radio Beerlula)- In ka badan afartan qoys oo danyar ah islamarkaana ku nool kaamka daanyeere ee xaafada Taako ee Baladweyne ayaa loo qeeybiyay deeq dhar ah oo loogu talo galay inay ku ciidan caruurtooda.

Deeqdan ayaa waxaa bixiyay maamulka, macalimiinta iyo ardeyda iskuulka Ileys ee Magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.