Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka hoodaale oo aay ku mideeysanyijiin dhallinyaro ku nool dalka Uk iyo hay-adda Al-raxma oo iskaashanaya ayaa deeq raashinna gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Bildhaalay oo kamid ah gobolka Howd ee Somaliland kuwaasi oo ay saameysay abaarta ka jirtaa dalka
Deeqdaan ayaa isugu jirtay bur bariis sonkor iyo saliid.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


