Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay’adda u diyaar garawga Aafooyinka iyo keydka raashinka Somaliland ayaa 500 oo qoys deeq raashiin ah ugu qeybisay Xarunta Jimciyadda Sooyaal ee magaalada Hargeysa.
Deeqdan ayaa ka koobneed Qeybaha kala duwan ee Raashiinka sida Bur,Bariis,Sokor iyo Saliid.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim
Audio Player