Qoysas danyar oo deeq raashiin loogu qaybiyay deegano hoosyimaada Saylac

0
103

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Dib u dajinta iyo Guriyeeynta maamulka Soomaaliland ayaa deeq raashin ah u qaybisay qoysas danyar oo ku nool deegaaàno hoosyimaada Degamada Saylac ee Gobalka Salal.

Deeqdaan raashiinka ah ayaa ka koobneed Bariis, Bur,Baasto , Saliid iyo Timir.

Warbixintaan waxaa soojedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here