Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hey’adda Mukhtar Ali Foundation ayaa degmada Afgooye gargaar ugu qeybiyay 200 qoys oo ay saameysay fatahaada Wabbiga Shabeele
Deeqdan oo iskugu jirtay rashiinka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ka faaideystay qoyasas danyar ah.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen