Qoysas danyar oo deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Jig jiga.

0
151

Baledweyne ( Radio Beerlula )-magaaladda Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida itoobiyo ayaa deeqa Raashin ah loogu qaybiyay in ka badan 1.000 qoys kuwaasi oo iskugu jira danyar iyo agoon.

Deeqdan Raashinka ah ayaa ka kooban sonkor bariis Bur caano timir iyo saliid taasi oo ka timid shirkada DP World waxaana deeqdan loogu talo’galay in ay bulshadani isticmaalaan bisha barakaysan ee Ramadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here